(Akhriso) Rooble oo shir deg deg ah isugu yeeray Guddiga doorashada Gobolada woqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed xuseen Rooble ayaa shir deg deg ah bari isugu yeeray guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi. Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib markii uu fashil ku dhamaaday kulan uu maanta la lahaa Guddoomiyaha Aqalka sare iyo ra’iisul wasaare ku xigeen dalka kaasoo looga hadlay xal u helista doorashada hoggaanka guddiga … Continue reading (Akhriso) Rooble oo shir deg deg ah isugu yeeray Guddiga doorashada Gobolada woqooyi